Nin Soomaal Ah Oo Shan Qof Ku Dhaawacay Weerar Uu Ka Geystay Dalka Talyaaniga!
September 12, 2021 - Written by admin
Rimini(Berberatoday.com)-Nin Soomaali ah ayaa xalay shan qof ku dhaawacay Weerar tooreey loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Rimini, oo ka tirsan gobolka Emilia-Romagna ee dalka Talyaaniga, sida ay qortay jariirada Corriere di Bologna.