Gabadh Soomaaliyeed Oo Markii Ugu Horraysay Xildhibaan Ka Noqotay Dalka Norway
September 14, 2021 - Written by admin
Oslo(Berberatoday.com)-Maryan Cabdi Xuseen oo ah haweenay kasoo jeeda Soomaaliya ayaa taariikh cusub sameysay, kadib markii ay noqotay qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo ka mid noqda baarlamaanka dalka Norway.
Maryan Cabdi ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay oo muslim ah oo ka soo dhex muuqato baarlamaanka Norway iyadoo xiran xijaab kadib markii ay ka mid noqotay golahaas.