Roobab Ka Da,ay Deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Oo Sobobay Khasaare Iskugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac!
September 30, 2021 - Written by admin
Boodaale(Berberatoday.com)-Roob Laxaad Leh oo ka da,ay deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil ayaa sobobay khasaaraha laba qof iyo dhaawac laba qof oo kale.

