berberatoday.com
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Gudoomiyaha Maxkamada Sallaxley Oo Dhaawacyo Culus Lasoo Gaadhsiiyay.
October 1, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha maxkamada degmada sallaxley ayaa saaka weerar lagu qaaday xili uu ku gudo jiray shaqada maxkamada kadib markii lagu dhaawacay iyadoo madaxa laga gaadhsiiyay nabaro culus.

Gudoomiyaha maxkmada sallaxley ayaa ka hadlay hada sida ay tahay xaaladiisa caafimaad iyo cida weerarka kusoo qaaday.

Sidoo kale gudoomiyaha maxkamada sallaxley ayaa sheegay markii ninka dhaawac ugaystay in uu maxkamada ka baxsaday nin maxbuus ahaa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews