Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Laascaanood Ka Mastaafurisay Dad Kasoo Jeeda Koonfurta Somaliya.
October 3, 2021 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta magaalada laascanood kazoo ururisay dadka kazoo jeeda koonfurta somaliya oo iyagu deganaa magaalada
Sidoo kale xukuumada sommaliland boqolaal kamid ah dadka soo jeeda koonfurta somaliya ka mastaafurisay dalka iyagoo baabuur udaad guraysay halkii ay kazoo jeedeen ee gobolada somaliya.
