berberatoday.com
Ronaldo Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qas Ka Abuuray Manchester United
October 4, 2021 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa lagu eedeeyey inuu qas ku abuuray Manchester United oo uu ka lumiyey qaab-ciyaareedkii isla markaana ka dhigay naadi ka tegay qaabkiisii caadiga ahaa mid kalena aan u guurin.Ronaldo ayaa ahaa maqnaha layaabka leh ee kulankii Sabtidii ay Manchester United barbarraha la gashay Everton, waxaana uu beddel kusoo galay qaybtii dambe waxyar ka hor intii aan laga dhalinin goolka barbarraha

36 jirkan oo Arbacadii u dhaliyey kooxdiisa goolka guusha daqiiqaddii ugu dambaysay ayaa la filayay inuu ka mid noqdo shaxda koowaad laakiin Ole Gunnar Solskjaer ayaa doorbiday inuu nasiyo oo uu beddel ku keeno qaybta dambe haddii laga maarmi waayo.Adros Townsend ayaa goolka barbarraha ka  dhaliyey Manchester United oo uu hoggaanka u dhiibay Anthony Martial oo qaybta hore shabaqa soo taabtay.

Difaacii hore ee Manchester United ee Danny Blind oo waqtigan u ciyaara Ajax ayaa waxa uu rumaysan yahay in kusoo laabashada Ronaldo ee Old Trafford ay kooxda ku keentay mushkilado dhawr ah, waxaanu yidhi: “Runtii Ronaldo uma baahna inuu door muuqda ka ciyaaro kooxda. Sida, inuu ciyaartoyda kale ku yidhaahdo ‘waqtigiina qaata’, sababtoo ah waxaad arkaysaa iyagoo kubadda la raadsanaya.

“Caadiyan, weeraryahanku wuxuu dhex ordaa difaacyahannada dhexdooda. Tan ayaa ku keenta isku-xidhnaansho la’aan. Laakiin hadda iyagu sidoodii lagu yaqaanay uma ciyaararayaan. Marka kubaddu usoo noqoto, waxaad arkaysaa Paul Pogba oo ku riixaya inay cadaadiska oo dhan saaraan.

“Ronaldo ma samaynin sidaas oo kale; mana aha qof sidaas oo kale. Kaliya wuxuu ka fikiraa goolal isaga oo rajaynaya in kuwa  kale  ay kubadda u keenaan.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews