Mudanayaal Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ka Baaqday Kulan Ay Wasaarada Arimaha Guduhu Iskugu Yeedhay Iyo Sababta!
October 6, 2021 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Kadib markii uu soo ifbaxay khilaaf udhexeeya golaha deegaanka degmada gabiley islamarkaana ay warbaahinta eedo uga jeediyeen maayarka qaar kamid ah xildhibaanada golahu ayaa waxaa kulan maalintii shalay xafiiska gobolka kula yeshay badhasaabka gobolka gabiley kaasi oo isla maanta arintoodii usoo gudbiyay wasaarada arimaha gudaha.
