Ra,isal Wasaaraha Itoobiya Dr Abyi Ahmed Oo Dib Loo Doortay Oo Soosaaray Golaha Wasiirada Xukumadiisa Cusub
October 6, 2021 - Written by admin
Wasiirada cusub ee xukuumada PM Abiy Ahmed hada ku dhawaaqay ayaa Ah sidan hoos ku qoran
1.Wasiirka Wasaarada arimaha dibada ahna
raisulWasaare ku xigeen: Demeke Mokennon
2. Wasiirka Wasaarada Warshadaha: Malaku Alabel
3. Wasiirka Wasaarada ganacsiga iyo xidhiidhka Mandaqada:
4. Wasiirka Wasaarada macdanta: Takale Uma
5. Wasiirka Wasaarada dalxiiska: Ambassador Nasise Chala
6. Wasiirka Wasaarada shaqada iyo xirfadaha: Mufariat Kamil
7. Wasiirka Wasaarada maaliyada: Axmed Shide
8. Wasiirka Wasaarada dakhliga: Lakew Ayalew
9.wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo horumarinta: Dr. Fitsum Asfaw
10. Wasiirka Wasaarada curinta iyo tignoolojiyada: Belete Molla (NAMA, Mucaarad)
11. Wasiirka Wasaarada gaadiidka iyo lojistikada: Degmawit Moges
12. Wasiirka Wasaarada magaalooyinka&horumarinta aasaasiga ah: Chaltu Nasi
13. Wasiirka Wasaarada biyaha iyo tamarta: Eng Seleshi Bekele
14. Wasiirka Wasaarada waraabka iyo dhulka jooga hoose: Aisha Mohamed
15. Wasiirka Wasaarada waxbarashada: Dr. Berhanu Nega (EZEMA, Mucaarad)
16. Wasiirka Wasaarada caafimaadka: Dr. Liya Tadese
17. Wasiirka Wasaarada haweenka iyo arimaha bulshada: Dr. Orgego Tesfaye
18. Wasiirka Wasaarada dhaqanka iyo ciyaaraha: Kachala Mardasa (OLF, Mucaarad)
19. Wasiirka Wasaarada difaaca: Abraham Belay
20. Wasiirka Wasaarada beeraha: Omar Hussein
21. Wasiirka Wasaarada nabada: Benalf Aynulem
22. Wasiirka Wasaarada cadaalada: Gediyon Tembtos