“Reer Ninkii Ugu Weynaa Kharibay Baad Leedihiin Ha Hagaago”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen.
October 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-waa sheeko xigmadaysan uu qoray aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen waxaanay udhignayd sidan hoos ku qoran”
Berigii Hore muxaadarad diineedka waxa laga akhriyi jiray Maqaaxiyaha gaar ahaan xilliga Ramadaanta magaalooyinka Qaar gaar ahaan Hargeysa maadama ay Masaajidadu Yaraayeen. Maalin iyadoo muxaadiradii lagu gudo jiro ayaa Ninkii Sheekha fariintiisa sii gaadhsiin jiray ee la odhan jiray Muriidka ayaa isagoo hadalkii u sii jilcinaya dadkii Dhegaysaneyey fariinta Sheekha ayaa Wuxuu yidhi