“Heelo Magaciisa Ayaa Igaga Filan Oo Magac Heelo Waxa Carabta Looga Yaqaanaa Ninka Hooyadii,Walaashii Iyo Naagtiisaba Kireeya Waana Dayuus”Ramaax Cali Hayste Oo Jawaab Ka Bixiyay Warbixin Uu Ka Qoray Wargeyska Sahan.Daawo Muuqalka
June 24, 2016 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamud Cali Hayste(Ramaax) ayaa jawaab adag ka bixiyay War uu ka qoray Wargeyska Sahan ee kasoo baxa Hargaysa kaasoo sheegay inuu warbixinta uu qoray uu ku hadlay Gudoomiye Ramaax Cali Hayste, waxaanu Gudoomiyaha Gobolka Awdal Warkaas lagu qoray ku tilmaamay mid aan wax ka jirin isaga oo uhadlay si aanay masuuliyadi ka muuqan oo hadalkiisuna ubadnaa afxumo iyo hadalo uu ku durau Gudoomiyaha Wargeyska Sahan Axmed Cabdiraxmaan Xirsi(Heelo)