berberatoday.com
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Cabdilaahi Cumar Qawdhan Iyo Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Dadweyne aad utira Badan Oo Ka Qeyb Galay”Daawo Muuqaal
October 24, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo xubno kamid ah golaha wasiirada, culimo awdiin iyo dadwayne kale ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo magaalada hargaysa loogusameeyay Marxuum Cabdilaahi Cumar Qawdhan oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa maanta lagu aasay xabaalaha malowle ee galbeedka hargaysa

Marxuum cabdilaahi Cumar qawdhan ayaa xilal kala duwan Kazoo qaybtay xukuumadihii somaliand isagoo hadana kamid Ahaa Ciidanka Ilaalada Xeebaha

Masuuliyiinkii kazoo qaybgalay aaska marxuumka ayaa ka waramay taariikh nololeedkiisiii iyagoo Tacsi Udiray Eheladii uu ka baxay iyo guud ahaan shacabka Somaliland.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews