Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Talaabadii Maxamuud Xaashi Lagaga Saaray Kulmiye Iyo Abaalkii Uu Ku Lahaa Muuse Biixi!
October 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa wax lagu xumaado iyo Abaal La,aan ku Tilmaamay Talaabadii xisbiga kulmiye lagaga saaray siyaasi maxamuud xaashi oo kamid ahaa Aas Aasayaasha xisbiga.
