Ciidanka Dab Damiska Magaalada Wajaale Oo Ka Hawl Galay Shil Gaadhi Xamuul Ah Oo Galay Meherado Ganacsi Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
October 31, 2021 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Ciidanka Dab-demiska Ee Magaalada Wajaale ayaa caawa ka hawlgalay shil gaadhi , kaasi oo gaadhiga Xamuulka ahi uu galay saddex meheradood oo ku yaala xaafada Sariibada ee magaalada wajaale.
