berberatoday.com
“Reer Awdalow Waad Aragteen Xukuumaddii Kulmiye Ee Muuse Hoggaaminayey, Maanta Waxa Aynu Doonaynaa Isbeddel”Hogaamiye Xirsi
October 31, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ugu baaqay reer Awdal in ay qayb weyn ka qaataan isbeddel ka dhaca dalka oo lagu beddelo Xisbiga KULMIYE, ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Biixi.

 

Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani, ahna murrashax u taagan jagada Guddoomiyaha Waddani, oo ka hadlayey Magaalada Boorama ayaa sheegay in ay xisbi ahaan soo dhawaynayaa beesha Maxamed Case ee ku biirtay iyo weliba murrashaxnimada Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad Xisbiga Waddani ee uu doonayo Abubakar Good, waxaanu yidhi “Waxaanu idin soo dhawaynaynaa Xisbi ahaan, waxa aanu idin leenahay guusha nagala shaqeeya. Anigu oo u sharaxan Guddoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Abubakar oo guddoomiye kuxigeenka u sharaxan, labadayda deegaana isku mid ayaanu ahayn oo shalay Siillaanyo iyo Saylici, ayaa wada sharaxnaa, waxaanan rajaynayaa in aanu labadayduba wada guuleysan doono. Labada murrashaxna guul gaadhsiin doono insha allaah.”

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews