Magaalada Jabuuti Oo Lagu Qabtay Xuska Maalinta Dhalinyarada Africa.
November 2, 2021 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Munaasibad lagu xusayay maalinta dhalinyarada Africa ayaa lagu qabtay caasimada dalka jabuuti taasi oo ay kasoo qaybgaleen raysalwasaaraha jabuuti iyo masuuliyiin kale Oo ka socotay xukuumada jabuuti.

