Xaalad Deg Deg Ah Oo Lagu Soo Rogay Dalka Itoobiya!
November 3, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Golaha wasiirada dawlada fadaraalka ee Itoobiya ayaa dalka kusoo rogay xaalad deg deg ah kadib markii Ay sii adkaatay dagaal udhexeeye jabhada tigrey oo maalmihii Udanbeeyay dagaaladi ay kula jiray dawlada ku qabsatay deegaano muhiim.
