berberatoday.com
Warar Soo Baxaya Ayaa Sheegaya In Madaxweynihii Hore Ee dawlada Deegaanka Somalida Cabdi Ilay Xabsiguu Ku Xidhnaa Lagala Baxay
November 6, 2021 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Inkastoo, Aanu Jirin, Wakaalado dhinaca Wararka Itoobiya oo si Toos ah u Cadeeyay, in Xabsiga Lagala Baxey, Madaxweynihii Hore ee Dawlad Deegaanka Somalida Cabdi Maxamuud Cumar Oo imika Mudo sanado ah Ku Xabisnaa, Xabsi ku Yaala Caasimada Adiss ababa haddana Sida ay Xaqiijiyeen, Qaar Kamid ah Qoyskiisa ayaa Sheegay in Ay ka Waayeen Xabsigii uu Ku Xidhnaa islamarkaana, loo Sheegay in Xaalad gaar ah oo Xanuun ah loogu Qaaday Cusbitaal isla Adiss ababa gudaheeda ah,

 

Waxaana Arintani Sii xoogaysatey Kadib Markii, Hadalhaynta arintani Ku baahdey Guud ahaanba Deegaanka Soomaalida, oo Saacadihii lasoo Dhaafay aad looga hadalhayey iyadoo, uu Marka horeba jirey, Dareenka Guud ee laga qabo Xaalada Dagaalka iyo Siyaasiyiin badan, oo Ku Xidhan Adiss ababa, inkastoo uu isagu kamid ahaa Maamuladii lasoo Shaqeeyay Kooxda Tplf, loona tirinayo Shakhsiyaadka Godobta ay u Qabaan tacadiyadii Wakhtigii Maamulkiisa loo Gaystay Dad badan oo Shacbi ah iyo Kuwa Siyaasiyiin ahba.

Geesta Kale, Warar aan la Xaqiijin ayaa Sheegaya, in Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu Socdaal Qarsoodi ah ugu baxay Dalka Dibadiisa, Taasi oo loo badinayo in ay Qeyb Ka tahey baadi doonka Xoogag Milatari, oo Ka Qeybqaata Difaaca uu Ku Doonayo, inaan Kooxda Tplf kusoo Galin Caasimada, Maadaama, uu Wali iska adkaynayo inuu  Qaato Go,aano Wax Ka badela Xaalada Dagaalka Wakhtigan Socda oo Saamayn ku Yeeshay Guud ahaanba Dalka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews