Murashixiintii Golaha Deegaanka Gabiley Aan Kusoo Bixin Doorashada Oo Urur Ay Ku Midooben Sameystay
November 6, 2021 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Shir Ay Maanta Iskugu Yimaadeen qaarkamid ah Musharaxiintii Doorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ee Ka Hadhay kana kala tirsan Saddexda Xisbi Qaran , Ayaa Waxa Ay Ku dhawaaqeen Urur Ay Ku Midoobayaan Iyaga Oo Aan Xisbiyo Ahayn Balse Hal Mid Wada Ah , Waxna Ay Shirkii Maanta Ay Ku dooreen Xubnaha Hogaanka Ururkaasi U Hayn Doona oo ay U Kala Doorteen Xubnahan.
