Itoobiya Oo Gabi-ahaanba Xayirtay Isticmaalka Facebook Iyo Whatsapp
November 9, 2021 - Written by admin
Addis-Ababa(Berberatoday.com)- Laga bilaabo galinkii dambe ee maanta ayaa waxaa si guud dalka Itoobiya ooga maqan khadka Internetka, gaar ahaan baraha ay bulshadu kuwada Xidhiidho sida, Facebook, iyo Whatsapp.
Lama oga sababta loo jaray khadka Internetka, balse wararka qaar ayaa sheegaya in dowladdu sababo aan wali la ogaan ay khadka u jartay