berberatoday.com
“Somaliland Looma Abuurin In Beesha Dhexe Ay Tidhaahdo, Waxaanu Ka Saraynaa Dhulbahante Iyo Gudabuursi” Siyaasi Cabdilaahi Dheere.
November 13, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada waxbarashada xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi Cabdilaahi Dheere oo kamid siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Somaliland gaar ahaan gobolka awdal islamarkaana kamid ahaa dadkii sida wayn ugu ololeeyay madaxwayne biixi wakhtigii uu u ordayay kursiga ayaa si dadban uga   hadlay  xulashada madaxwayne biixi ee xukuumadiisa.

 

Sidoo kale siyaasi cabdilaahi dheere ayaa walaac xoogan ka muujiyay xisbiyada Somaliland iyo qaab ay udhacmaan oo aan ahayn mid reer sommaliland usiman yihiin waxka noqoshadooda.

Dhanka kale siyaasi cabdilaahi dheere ayaa sheegay in aan Somaliland loo abuurin in madaxda beesha dhexe tidhaahdo waxaanu ka saraynaa beelaha darifyada taasi ay Somaliland ku burburayso.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews