berberatoday.com
Shacabka Magaalada Boorama Oo Ka Hadlay Kor Ukaca Qiimaha Shidaal Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.
November 13, 2021 - Written by admin

Borama(Berberatoday.com)-Shacabka ku dhaqan magaalada boorama iyo wadayaash agaadiidka kala duwan ayaa ka hadlay kor ukaca qiimaha shidaalka oo marba marka ka danbaysa kor usii kacaya.

 

Qaarkamid ah wadayaasha gaadiidka ayaa sheegay in iyagoo markii horeba dhib ay ku haysay wado xumo ay hadana ugu biirtay kor ukaca shidaal oo ay sheegeen in ay udhow yihiin in ay iska dhigaan gaadiidka

Sidoo kale dadwaynaha ayaa xukuumada madaxwayne biii ugu baaqay in ay waxka qabato kor ukaca qiimaha shidaalka.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews