berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Guddoomiyay Shirkii U Dambeeyay Ee Guddida Fulinta Iyo Qodobada Lagaga Hadlay.
November 14, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta guddoomiyay shirkii u dambeeyay ee Guddida Fulinta Xisbiga oo ka qabsoomay Xarunta Dhexe ee Xisbiga.

 

Fadhiga Guddida fulinta waxa warbixin ku saabsan shirweynaha labaad lagaga dhegaystay Guddida Qaban-qaabada shirweynaha waxaanu guddoomiyaha guddida Mudane Ismaaciil Yare sheegay in hawlaha shirweynuhu si habsami ah u socdaan.

Sida oo kale waxa Guddida Fulinta loo akhriyay wax ka bedel iyo kaabis lagu sameeyay xeerka Xisbiga waxaanay Guddida Fulintu cod aqlabiyad ah ku meelmarisay wax ka bedelka iyo kaabista xeerka Xisbiga oo Shirweynaha 2-aad ee Xisbiga lagu ansixinayo 15-16 Nocember 2021.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews