Daawo Muuqaalka Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Waabeeye.
November 22, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi xasaasiya ayaa lalayeeshay maxamed yuusuf waabeeye oo kamid ah gudoomiye kuxigeenada cusub ee dhawaan lagu doortay shirwaynihii xisbiga wadani.
https://youtu.be/TKtwo-xSfSI
Berberatoday.com