Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkooda!
November 23, 2021 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Wafti ka socda xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha, taliyaha ciidanka laanta socdaalka iyo masuuliyiin kale ayaa gaadhay caasimada dalka jabuuti. halkaasi oo uu kusoo dhaweeyay wakiilka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti.