Korneyl Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi Oo Ugu Baaqay Xukumada Somaliland In Itoobiya Laga Caawiyo Ka Hortaga Jabhada TPLF
November 28, 2021 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-korneyl Ibraahim Xaaji Cabdi Cilmi oo kamid ahaa saraakiishii Ciidamada Milatariga Xiligii dawladii Somaliya oo maanta faalo ka bixinaayay dagaalka dawlada itoobiya Kula Jirto qoomiyada Jabhada qoomiyada Tigrayga ayaa tilmaamay inay khatar ku keeno doonto somaliland hadiiba ay dalka qabsadaan Jabhada TPLF ee tigraygu isaga oo ku sababeeyay inaanay joogsan doonin ilaa ay xadka Somaliland iyo Itoobiya yimaadaan oo weliba dhibaatooyin ka Geystaan, waxa kaloo Kormeyl Ibraahim sheegay inaanay Somaliland qaadi karin qaxootiga kasoo qixi doona dalkaas Itoobiya aan xadigoodi la qiyaasi karin Taas bedelkeeda Korneyl Ibraahim Wuxu ugu baaqay Xukumada somaliland inay Dawlada itoobiya ka caawiso iska caabinta Jabhada TPLF ee tigrayga waxaanu sidaas ku sheegay qoraal kooban uu soo dhigay Bartiisa facbook Waxaanu udhignaa sidan hoos Ku qoran”