”Somaliland Inay Soomaaliya Ka Go’do Ayaan Aaminsanay Waana Go,aan Shacab”Boqor Cismaan Buurmadow
November 30, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, oo BBC Somali, uga warbixiyay socdaalkiisa Muqdisho, ayaa sheegay in uu u yimid xalinta khilaaf ka dhextaagnaa madaxda Somaliland kasoo jeeda ee Soomaaliya xilalka ka haya, isagoona sheegay in uu shacabka Somaliland la qabo gooni isutaaga Somaliland.
https://youtu.be/iNUh-ddWtlI
Berberatoday.com