Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Hindiya Iyo Nuxurka Kulamo Uu La Yeeshay Madax Katirsan Dalkaasi.
December 2, 2021 - Written by admin
Delhi(Berberatoday.com)-Madaxwayne Kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Iyo Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Hindiya.

Waftiga uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa Kulamo La Yeeshay Wasiirka warshadaha waaweyn iyo kuwa dhexdhexaadka ah, ee Dalka Hindiya ayaa sheegay in u aad ugu faraxsan yahay la kulanka weftiga ka socda Somaliland, waxaanu sheegay In Ay Ka Wada Hadleen Weftiga Fursadaha Maalgashi Ee Gobolka Karnataka.