berberatoday.com
“Golaha Deegaanka Hargaysa Waxa Yimiday Dhaliyaro Ubaahan In Ay Ku Taageero, Xeerka Caasimada Qaranka Waana Muhiim”Xildhibaan Xasan Dhuxul.
December 7, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul “laabsaalax” oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay waajibaadka saran golaha iyo hawlaha laga sugayeen khuseeya nolosha bulshada in ay diirada saaraan laga sugayo,

Sidoo kale xildhibaan xasan dhuxul ayaa farta ku fiiqay xeerarka muhiimka ee golaha looga baahan yahay in ay ajandahooda ku daraan ee ay ka mid yihiin xeerka doorashada golaha guurtida iyo meelmarinta xeerka caasimada oo qaranka isna muhiimad wayn uleh.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews