berberatoday.com
Saydka Barakaysan Oo Uduur-xullid Xukuumaddeed Xabsiga Loo Dhigay
December 7, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Idiris Ilig oo ku magac dheer Sayidka barakaysan oo ah jilaa dhilinyarada ah oo dagan Magaalada Hargaysa, ayaa lagu xidhay xarunta dambi baadhista (CID-da) ee Hargaysa, kadib markii uu dhawaan riwaayad ku duray xukuumada madaxweyne Biixi.

Riwaayada la filayo in ay galaafatay xoriyada Sayidka barakaysan, ayuu wax kaga tilmaamay maciishada kor u kacday iyo sicir bararka Somaliland ka jira, taasi oo uu u dhigay in wasiirada iyo madaxweynaha Somaliland, aanu midna diyaar u ahayn in uu wax ka qabto.

Garyaqaanka caan ka ah ee Guuleed Dafac, ayaa kamid ah dadka cambaareeyay xadhiga jilaaga “Eediisu ma waxa ay noqon doontaa “ka qosliye shacab.” Xaq ayuu u leeyahay inuu ku dhiibto aragtidiisa sugaan ahaan sida ku cad qodobka 32(1) ee Dastuurka Somaliland”.

Wali ma jirto cid laamaha amaanka ka tirsan ama qoyska jilaaga ka socota oo ka hadashay xadhigiisa, iyadoo xadhigiisu uu warbaahinta guud ahaan aad ugu baahay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews