berberatoday.com
Haweenay Somaliyada Oo Markii Ugu Horeeysay Maayar Ka Noqotay Magaalo Dalka Maryakanka Kamida
December 7, 2021 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)- Deeqa Dhalac oo ah Haweenay ayaa noqonaysa haweenaydii ugu horeysay taariikhda abid inta la ogyahay ee Maayar ka noqday Magaalo kamida magaalooyinka Dalka Maraykanka.

Waa Deeqa Dhalac oo maalintii Isniintii si rasmi ah loogu doortay in ay noqoto maayirka magaalada South Portand ee Gobolka Maine, halkaas oo xildhibaanada golaheedu ay isku raaceen in ay noqoto maayirka magaalada hogaamin doonta shanta Sanadood ee soo socda.

Deeqa ayaa Soomaaliya ka tagtay ka hor dagaalka sokeeye 31-sanno ka hor iyadoo mudadaasna ku Noolayd dalka Maraykanka oo ay wax ku baratay.

Halkan Hoose Ka Daawo Qaabka Loo Doortay Deeqa Dhalac

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews