berberatoday.com
“Aqoonsiga Somaliland Hargeysa Ma Yaallo Ee Wuxuu Ku Jiraa…” Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Ciise Kayd
December 8, 2021 - Written by admin

Ottowa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud Raagsaale oo socdaal shaqo ku jooga dalka Canada, ayaa caasimadda dalkaas ee Ottowa kaga qayb-galay shirweyne kor loogu qaadayo qaddiyadda Aqoonsi-raadinta Somaliland.

Shirkan oo ay ka qayb-galeen xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Canada isla markaana ay goob-joog ka ahaayeen jaaliyadda Somaliland ee dalkaas, waxa uu Wasiir Ciise Kayd ka jeediyey Khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa oo uu ku soo bandhigay dhowr luqadood, waxaanu kaga warramay geeddi-socodkii horumarka iyo dhismaha qaranimada JSL iyo heerka ay xilligan marayso, isagoo si qoto-dheer u faahfaahiyey dedaalka aqoonsi-raadinta ee xukuumadda uu ka tirsan yahay ku hawlan tahay.

Khudbadda Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Ciise Kayd, kaga bogo muuqaalkan Hoose:-

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews