Qurba joogata gobolada Maroodijeex , saaxil iyo Togdheer oo cambaareeyay xadhiga Gudoomiyaha Rooda axmed yaasiin
June 26, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Bismilaaahi Raxmaani raxiim , Ramadaan kariim dhamaan shacabka somaliland gaar ahaan gobolada qurbajoogta maroodi jeex , Saaxil iyo togdheer.
Bisha ramadaan oo bil cibaado ah ayaa hadana nalagu kalifey inaanu cambaareyn usoo jeedino madaxtooyada iyo maamulka siilaanyo ee sii socda,
Waxaanu maanta cabaareyn dusha uga tuureynaaa cidkasta oo ka danbeysa xadhiga loo geystay gudoomiyaha xisbiga ucid ee gobolka saaxil Rooda axmed yaasiin iyo saraakiisha la socotay ee dagamada madheera lagu xidhay,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Waxaanu leenahay bisha ramadaan miyaa laga xishoon wayey xadhiga xaqdarada ah ee lagula kacaayo qofaan danbi gacan kula jirin ,,,,,,