Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cabdilaahi Dirawal”Daawo Muuqaal
December 9, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi/mujaahid Cabdilaahi Iimaan Dirawal oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada dalka rabitaanka shacabka ee furista ururada siyaasada.
