Xogta Dahsoon;Qaabkii Loo Jabiyay Jabhada Tigreyga Ee Ku Laalaysay Caasimada Adis Ababa!
December 9, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Warbixin lagu diyaariyay barnaamijka xogta dahsoon ayaa daboolka ka qaaday qaabkii loo jabiyay jabhada tigrey oo kusoo dhawaaday caasimada adis ababa.

