Xeer Ilaalinta Guud Ee Qaranka Oo Jawaab Celin Ka Bixisay Qoraal Golaha Wakiiladu Ku Sheegeen In Aanay Eedo Uhaysan Coldoon.
December 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland Ayaa jawaab celin ka bixiyay qoraal dhawaan uu soo saaray Gudoomiyaha golaha wakiilada kazoo Baxay kaasi oo ay ku sheegay in aanay qayb ka ahayn eedaha loo haysto cabdimaalik muuse coldoon oo hore xeer ilaalintu ushaacisay in golaha wakiiladu dhibane ka yihiin eedahay loo haysto coldoon.
