“Waxan Maqlayay Rag Leh Kulmiye Ha Noolaado, Kulmiye Haduu Dadka Wax Qaban Waayo, Halkan Ku Noolaan Maayee Buuga Hawasakhaynina” Gudoomiye Xirsi.
December 11, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyah xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo ka hadlay munaasibad lagu soo bandhigay bug uu qoray saxafiga rug cadaaga ah ee Maxamed xasan cali Waji ayaa ku bogaadiyay buuga uuqoray iyo mudadii qaranka usoo shaqaynayay isagoo sheegay ka xisiga ahaan in ay qaadanayaan 100 buug.
