“Hablahan Quruxda Badan Haloo furo Tiyaatarkii Hargaysa, Haddi Kale Muqdisho Ayay Tagidoonaan”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
December 11, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay bandhiga buuga uu qoray maxamed cali waji ayaa sheegay in uu yahay shakhsi mudan in la muuneeyo kuna bogaadinayo buuga uu qoray.
Sidoo kalel gudoomiye faysal ayaa soo jeediyay in dhalinyarada loo furo tiyaatarkii hargaysa hadii kale u baqooli doonaan muqdisho.