Warbixin Laga Diyaariyay Dhaqashada Geele Iyo Ka Faa,iidaysiga Caanihiisa
December 11, 2021 - Written by admin
Caynaba(Berberatoday.com)-Dhaqashada geela ayaa mudooyinii danbe kusoo badanaysa gudaha somaliland kuwaasi oo siyaabo kala duwan looga faa,iidayso caanahooga
Hadaba orodyahan jaamac karaaciin ayaa geel tiro badan ku dhaqday deegaano katirsan caynabo
Hadaba ganacsade jaamac karaaciin oo lagu booqday halka uu ku dhaqo geela ayaa laga diyaariyay warbixintan’.