“Madaxwayne Ku Soo Noqo Ku Dhaqanka Sharciyada Hana Jabin Dastuurka” Siyaasiyiinta Somaliland Jire.
December 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahanka ku bahoobay ururka Somaliland jire ayaa fariin culus udiray madaxwynaha Somaliland oo usoo jeediyeen in aanu jabinin dastuurka dalka ismarkaana uu meelmariyo xeerka furista ururada.