berberatoday.com
“Xadhiga Maxamed Cumar Carte Waa Xaq”Ganacsade Cali Cumar Guuleed
December 15, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsadaha Caanka ah Ee Cali Cumar Guuleed Ayaa Ka Hadlay Xadhiga La Sheegay in Ciidamada Amaanka Somaliland Ku Xidheen Raysalwasaare ku Xigeenkii Hore Ee Somalia
Maxamed Cumar Carte Qaalib
Mulkiilaha Hotel Guuleed Cali Cumar ayaa Yidhi”Hadii Maxamed Cumar Ciidama Tusay Baasooboorka Diblamaasiga ah Ee Somalia Wuu Qaldanaa waana Xaq in La Xidhaa
Waayo Baasaaboor diblamaasiga Somaaliland Xamar Kagama Dagi Kartid”
Ganacsadaha ayaa Sheegay in Maxamed Cumar Carte Ka yimid Nairobi Ee Aanu Xamar ka Iman balse Uu khaladka ku Leeyahay Basaaboorka uu sitay ee uu la Soo Baxay
Sidoo kale Ganacsaduhu Wuxuu Sheegay in Xiligii Carte u Yimid Geeridii Aabihii Cumar Carte Shacabka Somaliland iyo Dawladuba Si Wanaagsan u Soo Dhaweeyeen oo La Cafiyey

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews