Diblumaasi Maraykan Ah Oo Ka Hadlay Weftiga Ka Socda Congrayska Ee Ku Sugan Somaliland!
December 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirkii hore ee dawladda Maraykanka u qaabilsanaa dalalka Itoobiya iyo Gini, Ambassador Timbor Nagy, ayaa ka hadlay Wefti ka socda Aqalka Koongarayska Maraykanka oo safar ku jooga Somaliland.
