Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Qalab Kala Wareegay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Sweden.
December 17, 2021 - Written by admin
hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland ayaa qalab kala wareegay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden kaasi oo uu soo gaadhsiiyay safiirka Somaliland ufadhiya Sweden iyo xubno jaaliyada kamid ah.

