“Hadii Golihii Hore Cidla Ahaa, Kani Waaba Ciirsiladii Ay Cidladu Dhaantay” Siyaasi Cali Guray.
December 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo Kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka falooda Xaalada siyaasadeed ee Somaliland ayaa ka dayriyay Habdhaqanka iyo muranka horta leh ee ka dhextaagan golaha Wakiilada Somaliland ee dhawaan ay shacabku soo doorteen.
