berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Berbera Lagu Soodhaweeyay Iyo Ujeedada Socdaalkiisa Oo Ah Furitaanka Koobka Horyaalka Somaliland Oo Cabdalle Stadium Ka Furmaya Galabta
December 23, 2021 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, waxana halkaas kusoo dhaweeyey maamulka gobolka, ka degmada iyo iyo qaybo kamid ah bulshada gobolka.

Madaxweynaha oo saaka safar shaqo kaga soo ambo baxay caasimadda Hargeysa, ayaa Daah-furi doona tartanka koobka horyaalka horyaallada kubbadda cagta Jamhuuriyadda Somaliland ee 2021-ka oo galabta ka furmi doona Garoonka kubbadda cagta ee Cabdalle Stadium ee magaalada Berbera, kaas oo ay ka qaybgeli doonaan kooxo kala duwan oo ka socda gobollada dalka.
Madaweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminayo, ayaa ka hor intii aanay gaadhin magaalada Berbera waxa lagu soo dhaweeyey deegaamada u dhexeeya deegaannada u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews