berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Aanay Haynin Qalab Lagu Baadho Nooca Cusub Ee Covid_19 & Khatarta Laga Digay
December 24, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in aanay haynin qalabka lagu ogaan karo nooca cusub ee Covid_19, ee Waddamo badan oo Caalamka ah lagu arkay, waxayna guud ahaan Shacabka reer Somaliland uga digtay inay ka feejignaadan, oo ay qaataan tilmaamaha Wasaaradda Caafimaadka iyo talaalka.

Wasiirka Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), oo arintan ka hadlay Shalay wuxuu yidhi “Xanuunkii cusbaa ee dunida soo galay ayey wax inagaga soo kordheen, inkasta oo aynaan haynin wax lagu baadho inuu kii yahay, laakiin wixii ku dilaaba waa ku wed ee kolayba waa Covid ama ka cusub ha ahaado ama kii hore ha ahaadee, iyadoo xilligan talaal socdo oo Gobollada oo dhan ka socdo, sidii hore la idinku sheegayna inuu talaalku yahay waxa kaliya ee la og yahay ee lagaga hor tagi karo, waxaanu dadka ku baraarujiynaa in wixii digniino iyo tilmaamo idinka imanaya Wasaaradda Caafimaadka ee aad aragtaan, inaad u dareertaan..”

Dalalka dunida qaarkood, waxa lagu arkay nooc cusub oo Covid_19 ah isla-markaana habka uu u faafaa ka duwan tahay noocii hore ee Covid_19.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews