Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Madaxwayne Muuse Biixi Aabihii Uwaqfay”Daawo Muuqaal
December 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheikh Cabdirasaaq Albani ayaa ka qaybgalay munasibad lagu furay masaajid cusub oo laga hirgaliyay galbeedka magaalada hargaysa Agagaarka huteelka garand Hadi Dhiniciisa danbe kaasi oo madaxwaynaha Somaliland dhisay uguna magac daray aabihii biixi cabdi.
