Imaam Masjid oo Somaliya Oo Meydkiisa oo La Jarjaray Laga Helay Ohio Columbus Iyo Culimo Ka Hadashay Dilkiisa”Daawo Muuqaal
December 25, 2021 - Written by admin
Ohio(Berberatoday.com)-Imaamka Soomaliga ahaa ee Masjidka Abuhureyra Ee Columbus OHIO Dr Sheekh Maxamed Xasan Oo Nolol Iyo Geeri La Waayay Maalmihii Udambeeyay Ayaa La Helay Maydkiisa Oo La Jarjaray Alle Ha Unaxariisto