Sheikh Barbaraawi Oo Ka Hadlay Sicir Bararka Iyo Xaalada Abaaraha Dalka Ka Jira”Daawo Muuqaal
December 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Sheekh barbaraawi ayaa khudbadii jimcaha kaga hadlay xaalada abaareed,sicir bararka iyo saamaynta ay dadka ku yeesheen iyo waxyaabaha looga baahan yahay dadka muslimiinta in ay isku gurmadaan.