berberatoday.com
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Su,aal Laga Waydiiyay Cida Xidhay Wadooyinkii Ay Dawlada Hoose Ka Dhex Banaysay Xaafada Liinka Bilayska?
December 26, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa su,aal laga waydiiyay sobobta iyo cida xidhay dawooyinkii dhawaan dawlada hoose ka dhex furtay xaafada liinka bilayska dib markii la waayay meel ay ciidamada Dab Damisku uga gurmaad dab kacay guri ku yaala gudaha xaafadan oo ay ku nafwaayeen laba caruur ahi, kaasi oo hada la xidhay labadii wado ee ay fureen iyadoo cida xidhay lala xidhiidhinayay shirkada dahabshiil oo iyagu dhisme wayn u dhex leh kombaska xaafada liinka Bilayska.

Maayarka caasimada ayaa sheegay in  qorshihii ay ugu talo galeen wadooyinka xaafadan uu sidiisii yahay ismarkaana ciidanka booliska ku wareejisay gacan ku haynta xaafadan

 

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews