Madaxweyne Muuse Biixi Oo Golaha Wakiilada Ugudbiyay Ansixinta Masuuliyiin Uu Hore Umagacaabay Oo Xukumadiisa Katirsan
December 26, 2021 - Written by admin
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-gudoonka golaha wakiiladda dalka u gudbiyay masuuliyiin uu magacaabay oo isugu jirra wasiiro, wasiir ku xigeeno, gudoomiyayaal hay’adeed iyo xubno madax bannaan